Ganacsato Imaaraadka u dhalatay oo doonaya in ay maalgashadaan Somaliland (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka  Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo uu wehelinaayo wakiilka Somaliland ayaa Hotelka uu ka degan yahay Dubai ku soo booqday ganacsato waa weyn oo danaynaya inay maalgashadaan deegaanada Somaliland. Kulankan Madaxweyne ku xigeenku uu la qaatay ganacsatada ku soo booqatay hotelka uu degan yahay ayaa ujeedkiisu daaranaa sidii ay qayb uga noqon lahayaeen … Continue reading Ganacsato Imaaraadka u dhalatay oo doonaya in ay maalgashadaan Somaliland (Sawirro)